Message 1

“Don’t Risk Your Life on False Promises. Irregular Migration Can Lead to Trafficking, Exploitation, and Death.”

Know the dangers. Always seek safe and legal pathways before deciding to migrate.

“የሐሰት ተስፋዎች ላይ ህይወትህን አታስጋልጥ. ያልተመዘገበ ምልጃ ወደ እንደ ባህር ንብረት መሸጥ, ተገባበርነት, እና ሞት ሊወስድህ ይችላል.”

አደጋውን ያውቅ. መሄድ ከመወሰንዎ በፊት ደህናና ሕጋዊ መንገዶችን ፈልጉ

“Haku Halagin Naftaada Ballan Been ah. Tahriibka Sharci-darrada ah wuxuu kuu horseedi karaa khataraha ka ganacsiga dadka, tacaddi, iyo dhimasho.”

Ogow khataraha. Had iyo jeer raadi waddooyin ammaan ah oo sharci ah ka hor intaadan go’aansan inaad tahriibto.

Message 2

“Human Smugglers Are Not Helpers—They Profit from Your Suffering.”

Irregular routes often lead to abuse, abandonment, or detention. Avoid smugglers and get accurate information from trusted sources.

“የሰው መቀያየሪያዎች አገልጋዮች አይደሉም—ከመከራህ ላይ ትርፍ ያገኛሉ.”

ያልተመዘገቡ መንገዶች አብዛኛውን ጊዜ ወደ ተገባበርነት, መተው, ወይም መታሰር ይመራሉ. መቀያየሪያዎችን ይቀበሉ, ከታመኑ ምንጮች ትክክለኛ መረጃ ያግኙ.

“Tahriibeyaashu Maaha Caawiyayaal—Waxay Ka Faa’iideystaan Silica Iyo Saxariirkaaga.”

Waddooyinka sharci-darrada ah badanaa waxay ku dhammaadaan tacaddi, dayac, ama xabsi. Ka fogow tahriibeyaasha, kana hel xog sax ah ilo lagu kalsoon yahay.

Message 3

“You Have Rights—Even as a Migrant. But Irregular Migration Can Leave You Unprotected.”

Traveling without documents increases your risk of exploitation, wage theft, and violence. Know your rights and where to seek help.

“መብቶች አሉህ—እንኳን እንደ ምልጃ ሰው ቢሆንም. ነገር ግን ያልተመዘገበ ምልጃ መከላከያ ከመሆን ይከለክልሃል.”

ያለ ትክክለኛ ሰነድ መጓጓዝ የተገባበርነት, የደመወዝ ማስቀረት, እና ጥቃት አደጋ ያደርሳል. መብቶችህን ያውቅ፣ እና እርዳታ የሚያገኙበትን ቦታ ፈልግ.

“Waxaad Leedahay Xuquuq—Xitaa Haddii Aad Tahay Muhaajir. Laakiin Tahriibka Sharci-Darrada Ah Wuxuu Ka Dhigi Karaa Qof Wax Kasta U Nugul.”

Inaad safarto adigoon haysan dukumeenti sharci ah wuxuu kordhinayaa khataraha aad la kulmi karto sida in lagugu tacadiyo, laguu diido mushaharka shaqeysato, ama lagu dilo. Ogoow xuquuqdaada iyo meesha aad ka heli karto caawimaad.

Message 4

“Many Who Leave Never Reach Their Destination. Irregular Migration Can Be a One-Way Journey.”

Thousands have disappeared on dangerous routes. Talk to returnees and listen to real stories before making your decision.

“ብዙዎቹ የሄዱ ወደ መድረሻቸው አደረሱም. ያልተመዘገበ ምልጃ አንድ አቅጣጫ ያለው ጉዞ ሊሆን ይችላል.”

ሺዎች በአደገኛ መንገዶች ተጠፉ. እርስዎ እርምጃ ከመውሰድዎ በፊት, ከተመለሱ ጋር ይነጋገሩ እና እውነተኛ ታሪኮቻቸውን ያድምጡ.

“Dad Badan Oo Tahriibay Maba Gaarin Meeshii Ay U Socdeen. Tahriibka Sharci-Darrada Ah Wuxuu Noqon Karaa Safar Aan Soo Noqosho Lahayn.”

Kumanaan qof ayaa ku lumay waddooyin halis ah. La tasho dadkii kasoo noqday tahriibka oo dhegeyso sheekooyinkooda dhabta ah ka hor inta aadan gaarin go’aanka tahriibka.

Message 5

“Safe Migration Starts with Information. Ask, Learn, and Plan Before You Move.”

Connect with local authorities, NGOs, or migration centers to get accurate advice and support for safe, legal migration.

“ደህና ምልጃ በመረጃ ይጀምራል. ጠይቅ, ተማር, እና ከመነሻ በፊት ዕቅድ አድርግ.”

እርግጠኛ ምክር እና ድጋፍ ለመያዝ, ከአካባቢ መንግስት ባለሥልጣኖች, ከNGOዎች, ወይም ከምልጃ ማዕከላት ጋር ይገናኙ.

“Socdaalka Ammaan ah Wuxuu Ka Bilaabmaa Xog La Helaa. Weydii, Baro, Qorshee Intaadan Tahriibin.”

La xiriir mas’uuliyiinta dowladda, hay’adaha samafalka ama xarumaha socdaalka si aad u hesho talo sax ah iyo taageero ku saabsan socdaal sharci ah oo ammaan ah.

Email: info@bareedo.org or Tell: +252-661-116061


#MigrantsRights #SafeMigration #Puntland #Bosaso #Refugees #HumanRights #BareedoPlatform

📌 For more information or to collaborate, contact: info@bareedo.org