About 55% of the Somali population is believed to be rural community and their participation in the country’s matters is limited and have no say in the country’s political process as well as the processes of development of plans or policies affecting them. The marginalisation of rural community in participation will be a big challenge and will a setback for initiatives of cutting poverty rate.

Read More

Source: Tahriib Page

Mudooyinkii ugu dambeeyey dhibaatada  tariibku waxay aheyd mid ka sii dareysa sababta taa keneysaana waa iyada oo aan wax la iska weydiin si cilmiyeeeysana aan loo baadhin sababta keeneysa iyo waxa lagu xalin karo. Inkasta oo aaney jirin daraasado si cad u muujineya wax rasmiga ah ee sabab in dhalinyaradu ka tariibto dalka hadana rayul caamku wax uu u badan yahay saddex  qodob oo kala ah…………..