
Resilience Fellowship against organized crime | Barnaamijka Qabatinka Dembiyada Abaabulan |
Deadline: January 4, 2021 | Dhicitaanka: January 4, 2021 |
The Global Initiative Against Transnational Organized Crime is organizing the second edition of the Resilience Fellowship, which is open to journalists from countries affected by organized crime. The program aims to build collaboration between civil society actors, human-rights activists, journalists and others. Fellows receive US$15,000. Learn more here. | Hey’adda Global Initiative Against Transnational Organized Crime waxay diyaarineysaa qaybtii labaad ee Barnaamijka Qabatinka, taasoo u furan weriyaasha kasoo jeeda wadamada ay saameeyeen dembiyada abaabulan. Barnaamijkan waxay ujeedkiisu tahay inuu dhiso wadashaqeyn dhexmarta bulshada rayidka ah, dadka xuquuqda aadanaha u dooda, weriyaasha iyo ciddii kale ee daneynaysa. Dadka ka faa’iideysanaya waxay helayaan lacag dhan $15,000. Halkaan faahfaahinta kala soco. |
Scholarships for journalism master’s program | Fursad Waxbarasho Barashada Saxaafadda Heerka Labaad |
Deadline: January 10, 2021 | Dhicitaanka: January 10, 2021 |
Students interested in a graduate degree in journalism can apply for a scholarship up to EUR49,000 for the Erasmus Mundus Master’s in Journalism, Media and Globalisation. Students spend their first year studying at Aarhus University in Denmark, and spend their second year studying at a different European partner university. Learn more here. | Ardayda daneynaysa heerka labaad ee barashada saxaafadda waxay codsan karaan fursad waxbarasho oo qiimaheedu dhan yahay EUR49,000 oo ay bixineyso Erasmus Mundus Master’s in Journalism, Media and Globalisation. Ardaydu waxay sanadka koowaad waxbarashada ku qaataan Jaamacadda Aarhus University ee dalka Denmark, halka sanadka labaad ay ku qaataan jaamacado Yurubiyaan ah oo kala duwan oo fursad ku bahoobay. Halkaan faahfaahinta kala soco. |
Grants To Support Media Projects | Lacago Lagu Taageerayo Mashaariic La Xiriirta Saxaafadda |
Deadline: January 11, 2021 | Dhicitaanka: January 11, 2021 |
The National Endowment for Democracy (NED) is seeking proposals for projects that advance democratic goals and strengthen democratic institutions. Grant amounts vary depending on the size and scope of the projects, but the average grant lasts 12 months and is around US$50,000. Learn more here. | Hey’adda National Endowment for Democracy (NED) waxay qaadaneysaa codsiyada mashaariic saxaafadeed oo baritaaraya yoolasha dimuqraadiyada sidoo kale xoojinaya hey’adaha dimuqraadiga ah. Cadadka lacaguhu way kala duwan tahay iyadoo ku xiran cabirka iyo fidsanaanta mashaariicda, laakiin celceliska lacagta mashruuca 12-ka billood ah wuxuu ku dhow yahay USD$50,000. Halkaan faahfaahinta kala akhriso. |
Visual Storytelling Contest | Tartan Sheeko Sheegis Muuqaal Ah |
Deadline: January 12, 2021 | Dhicitaanka: January 12, 2021 |
The World Press Photo Digital Storytelling Contest seeks entries that include professional photography in combination with, but not limited to, audio and visual elements like video, animation, graphics, illustrations, sound or text. Winners will receive recognition and a cash prize. Learn more here. | Tartanka Caalamiga ah ee World Press Photo Digital Storytelling Contest wuxuu qaadanayaa soo gubdin ka kooban sawir-qaadis qurux badan oo ay weheliso, midkood cod iyo maqal oo noqon kara muuqaal, sawiro muuqaal ah oo dhaqdhaaqaya, xarardho, farshaxan, cod ama qoraal. Halkaan faahfaahinta kala akhriso. |
IWMF’s Kim Wall Memorial Fund | Sanduukha Nooleynta Xusuusta Kim ee hey’adda IWMF |
Deadline: January 17, 2021 | Dhicitaanka: January 17, 2021 |
The IWMF’s Kim Wall Memorial Fund will provide two $5,000 grants to journalists whose work embodies the spirit of Kim’s reporting. The grant will fund a woman reporter covering subculture, broadly defined, and what Kim liked to call “the undercurrents of rebellion.” Kim wanted more women to be out in the world, brushing up against life, and the Kim Wall Memorial Fund honors this legacy. Learn more here. | Sanduukha Nooleynta Xusuusta Kim ee hey’adda International Women’s Media Foundation waxay siineysaa lacag gaareysa $5,000 weriyeyaasha ay shaqadoodu la xiriirto shaqadii ay qaban jirtay weriyihii geeriyootay ee Kim Wall ee u dhalatay wadanka Sweden. Sanduukhani wuxuu maalgelinayaa gabdhaha weriyeyaasha ah ee doonaya inay siddii Kim oo kale soo tebiyaan arrimaha ay yar tahay in saxaafadu tebiso ama wax laga qoro. Halkaan faahfaahinta kala akhriso. |
Grants Support Environmental Investigations | Lacago Lagu Taageerayo Baarisaha La Xiriira Deegaanka |
Deadline: January 22, 2021 | Dhicitaanka: January 22, 2021 |
GRID-Arendal‘s Environmental Crime Program is offering four grants of US$2,879 for investigative journalism projects focused on environmental crime in developing countries. Proposals for data journalism, data visualization, and open source intelligence are encouraged. Learn more here. | Barnaamijka Dembiyada Deegaanka ee hey’adda GRID-Arendal wuxuu soobandhigayaa afar fursadood oo midkiiba ku kacayo lacag dhan USD$2,879 oo lagu taageerayo barnaamijyada baarista saxaafadeed oo diiradda saaraya dembiyada dhanka deegaanka ee ka dhaca wadamada soo koraya. Waxaa loo baahan yahay codsiyada la xiriira barnaamijyada soo bandhigista xogaha, muuqaalada xogaha ah iyo baarista furan ee dembiyada deegaanka. Halkaan faahfaahinta kala akhriso. |